Machadka Yunus Emre
Mu'asasada Yunus Emre; waxaa ay ka shaqeeyaya faafinta iyo barida af Turkiga, taariikhda, dhaqanka iyo farshaxanka, si kor loogu qaado soo bandhigida macluumaadka iyo dukumiintiyada la xiriira waxyaalaha faa'iidada uleh aadanaha iyadoo la bixinaayo adeegyada loogu talagalay dibedda si loo gaarsiiyo aduunka adeeg hufan gaarahaan kuwa raba inay bartaan luuqadda, dhaqanka iyo farshaxanka Turkiga. Waxaa masuuliyed nasaarantahay hagaajinta iyo kor uqaadista wax is-dhaafsiga dalakla kale kala dhexeeyo dalka Turkiga sidaas darteed waxaa la saxiixay xeerka No. 5653 05.05.2007.
Machadka Yunus Emre, oo ah hay'ad madax banan waxay qabataa howlo dhaqameed iyo farshaxanada iyo barashada Turkiga si loo xaqiijiyo ujeeddooyinka Sharcigaan ku xusan sidoo kale waxay taageerta barashada culuumta hormarineed.
Machadka Yunus Emre, waxaa uu howlahiisu bilaabay 2009, wuxuuna leeyahay 56 xarumo dhaqameed oo dibada kuyaal. Marka lagu daro waxbarashada luuqada Turkiga ee laga bixiyo xarumaheena dhaqanka, waxaa barbar socdo qeebta Turkology ee waxbarashada takhasuska culuumta luuqada Turkiga. qeebtaan waxaa lasiiyaa jamacadaha iyadoo iskaashi lala yeelanaayo xarumaha waxbarashada ee dalal kala duwan. İntaas waxaa barbar socda waxaan ku matalnaa dalkeena munaasabadaha qaran iyo kuwa caalamiga ah iyadoo lasii marayo xarumaha dhaqanka.
XARUMAHEENA DHAQANKA
A
Afghanistan - Kabul
Albania - shkodra
Albania – Tirana
Algeria - Algiers
Australia - Melbourne
Austria - Vienna
Azerbaijan - Baku
B
Baxrayn - Manama
Beljamka - Brussels
Bosnia and Herzegovina – Sarajevo
Bosnia and Herzegovina- Foynitsa
Bosniaand Herzegovina - Mostar
D
Dowlada Federalka Ruushka – Kazan
Dowlada Federalka Ruushka – Moscow
F
Faransiiska – Paris
G
Georgia – Tbilisi
H
Hangari - Budapest
İ
Iran - Tehran
J
Jabaan - Tokyo
Jarmalka - Berlin
Jarmalka – Cologne shkodra
K
Kazakhstan – Astana
Koonfur Afrika - Johannesburg
Korowatia – Zagreb
Kosovo - Peja
Kosovo - Pristina
Kosovo – Prizren
Kuuriyada Koonfureed - Seoul
L
Lubnaan - Beirut
M
Macedonia - Skopje
Malaysiya - Kuala Lumpur
Masar – Qaahira
Mexico - Mexico City
Moldava – Komrat
Montenegro – Podgorica
Morocco – Rabat
N
Nederland - Amsterdam
P
Pakistaan - Lahor
Pakistaan - Karachi
Poland - Warsaw
Q
Qatar - Doxa
R
Romania - Bucharest
Romania - Constanța
S
Senegal - Dakar
Serbia - Belgrade
Soomaaliya – Muqdisho
Spain - Madrid
Suudaan - Khartoum
T
Talyaaniga - Roma
TRNC - Lefkosia
Tuniisiya - Tunis
U
Ukrain - Kiev
United Kingdom- London
Urdun – Umman
USA - Washington DC