Dhaqanka Diplomasiyada inaan xuduud looyeelin

Dhaqanka Diplomasiyada inaan xuduud looyeelin

Yazıcı-dostu sürüm

Marka la eego baaxadda waajibaadka iyo mas'uuliyadda Machadka Yunus Emre, Dhamaan goobaha uu ku yaalo Machadku waxaa mudnaanta lasiinaaya  siyaasadda arimaha dibadda ee dalka Turkiga, waxaana diirad lasaarayaa  dhaqanka casriga ah, saameeynta diblomaasiyadeed,  fulinta go'aanada waxtarka leh. "Dhaqanka iyo Diblomaasiyadda Academy"  waxaa la aasaasay sanadkii 2016.

Si loo dhaqangeliyo diblomaasiyad dhaqmeedka waxaa la aasaasay "Dhaqanka iyo Diblomaasiyadda Academy" si kaqeybgal balaaran loogu sameeyo xug is weeydaarsi “workshop”  kusaabsan daraaso ku saabsan  “Ka fikirida dhaqan diblomaasiyedeed aan xuduud leheen” Machadku waxa uu isku keenay magacyada muhiimka ah iyo  khubaro eey kamid yihiin Nabi Avcı, Şeref Ateş, İlber Ortaylı, Melih Barut, Beril Dedeoğlu, Sadettin Ökten, Mahmut Arslan ve Abdülkadir Yalvaç.

Daraasaddan ayaa la daabacay iyadoo ay sal u tahay maqaallada iyo khudbadihii ay sameeyeen aqoonyahannada iyo khubarada kasoo kaqeybgalay “Ka fikirida dhaqan diblomaasiyedeed oon xuduud leheen” ugu danbeyn waxaa laga soo saaray “taxanaha Yıldız” ee Akadeemiyada Dibloomaasiyadda iyo Dhaqanka.

 

Ka fikirida dhaqan diblomaasiyedeed oon xuduud leheen

Daabacaadaha Akadeemiyada Cilmiga Dhaqanka iyo Dibloomaasiyada

 

Tifetire                        : Şeref Ateş, Şaban Köktürk, Melih Barut

Naqshadeynta           : Damla Ünal

Tayada                        : 2 Tayayada Garbadka

Tirada ladaabay         : 1. Daabacaad

Daabacaada kowaad:  2017

Tirada Bogaga            : 112

Cabbirk                        13,5 x 21

ISBN                             : 978-605-2097-04-5

 

İibka

Goobta Xariirka          : 0 312 309 11 88 / 1059

E-Posta                        : hacer.afsar@yee.org.tr